is fahmi waga Dowlada dhexe iyo Juballand durba wuxuu fursad siiyey xogaga argagixisada kadib markii cidmada difaca fog la isugu kenay Gudaha Kismaayo"maamulka Juballand amnigiisa waa mid uu gacanta ugu wada jiro Madaxweyne Ahmed Madoowe sidaa darteer waxaa Qurux badan inusan soo farujin Furaha asigoo sugaya amniga Gudaha Kismaayo".
talada igala Gudboon Mucaradka Siyasada Juballand ha joojiyaan hadalada Shakiga galinaya amniga Kismaayo iyagoo awood ugu hanjabayo hoganka Juballand Ahmed mohamed islaam ahmed madoobe.
Dowlada Dhexe waa iney ka fogataa Xasarad amni daro oo ka dhacda kismayo,xasarad walbaa aburkeyda waa mid sahlan balse waxaa adkaan donto habka loo xalin karo mistaqbalka dhow.
maanka halagu hayo in ahmed madobe kursigauu ku fadhiyaa yahay mid degan hoosa dadku uu ku matalo kursiga hala siiyo fursad eey kula xisabtaman oo dhanta xasarad gacan ka hadal ah.
Madaxweyne Hassan Sheikh wuxuu ahaa astan tanasul tasina waa mida kentay in marlabaad in lagu amino kursiga Heer Qaran iyo masiirka umada sidasi darteet waa la'la yimadaa xal iyo is garad oo aan la eegin diidmada Hogamiyaha Juballand Ahmed Madoobe.
by Halane
No comments:
Post a Comment