Wariyaha Ka Faalooda Arimaha Siyaasada Iyo Gaashaan Dhiga Ayaa Faalo Hordhac Ah Ka Qoray Amaan Xumada Soo Wajahday Xisbiga Talada Haya Ee PDP Ee Haatan Talada Dalka Si Buuxda U Hayo Lagana Soo Doortay Madaxweynaha Jamhuuriyada Federalka somaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud.
Magaalada Muqdisho Ee Caasimada Dalka somaliya ee Muqdisho Ayaa Waxa Ay Noqotay Goob Ku Dimid dib U Dhac Xaga Amaanka Ah Sid Maalmahan dadka Ku Sugan Caasimada Ay Arkaan Qurba Joogta somaliyeedna Ay Kala Socdaan Warbaahinta Madaxa Banaan Ee Somaliyeed.
Waxaan Caawa Aan Aad U Daneenaya In Aan Ka Hadlo Amaanka Caasimada Ee Muqdisho Oo Ahaa Amaan Curdan Ah Oo Ay Dhalisay Dowlad KMG Oo Aan Heesan Taageraha Besha Caalamka Balse Ku Taagneed Taageero Shacbi Somalieed Hadii ay Joogaan Gudaha Dalka Iyo Dalalka Caalamka.
Amaanka Caasimada Muqdisho Ayaa Ka Soo Biloowday Xili Uu Talada Waaxda Fulinta Uu Hayey Reysl Wasaare Maxamed Cabdulaahi Farmaajo Oo Ah Mujaahid Aad Ugu Da,daalay In Uu Isbadal Balaaran Iyo Horumar Xaga Amaanka Ah Uu Indha U Saaray Shacbiga Somaliyeed Kuna Dhiira Galiyey In Ay Wax Qaban Karaan Ciidankii Lo Oranjiray Ciidanka Dowlada KMG Oo Haatan Ah Ciidanka Dowlada Federalka Somaliyeed.
Balse Dowlada Haatan Jirta Ee Federalka Somaliya Gaar ahaan Xisbiga Talada Dalka Haya Ee PDP Ay Taageero Balaaran Ka Heesata Iyo La,shaqeen Aad U Weyn Beesha Caalamka Oo Ah Mida Kaliya Isku Daba Rida In Ay Amaan Iyo Xal Daganaasho U Hesho Shacabka Somaliyeed Oo 23 Sanadoon Ku Soo Jiray Xabad Hooyna U Noqday Dil,Dhac,Kufsi,Iyo Wax Yelooyinkii Ugu Darnaa Oo Ahaa In La Dhaco Rer Walba Oo Aan Ku Hubeesneen Hubka Wax Gumaada Balse xukuumadii Tayo Oo Hogaaminayey Mujaahid Farmaajo Ayaa Waxaas Oo Dhan Mar Qura Daaqada Ka Saartay Iyadoona Kaa Shaneysa Awooda Taageero Ee shacabka somaliyeed Iyo Tayeen Lagu Sameyey Ciidamada Qalabka Siday Ee somaliyeed.
Hadaba Hadii Laga Baxay KMG Oo La Galay Mid Loo Dhanyahay Beesha Caalamkana ay Si Toos Ah Ula Shaqesay Waaxaha Dowlada Federalka Ee dhanka Amaankana Aad Oo Looga Taageerayo In ay La Soo Baxdo Ciidan Tayeesan Oo ah Ciidankii Hana La,haa Xasilinta Amaanka Iyo Ladagaalanka Argagixisada Heer Caalami Iyo Kuwa La Safan Ee somaliyeed Ee Ku Wada Jira Dalada Al-shabaab.
Ilaalinta Dhiiga shacabka Somaliyeed Iyo ajaaniibta Ku Joogta sida Sharciga Laguna Sheegay In ay Dhisayaan Dalka Horumarna Gaarsiinaya Shacabka Somaliyeed Aya Ku soo Gordhaya Caasimada Dalka Somaliya Oo Si Buuxda Gacanta Ay Ugu Heeso Dowlada Federalka Somaliyeed Gaar,ahan Xisbiga Talada Haya Ee PDP Balse Xaga Hoose Ay Katahay Ururdiimeedka Damjadiid.
Hadaba Waxaa Is Weydiin Leh Maxaa Keenay In Haatan Dowladu Ay Leedahay Awood Dhanka Siyaasada Dhanka Ciidanka Iyo Waliba Iyadoo Deegaano Faraban Gacanta Ku Heesa Dowlada Federalka Somaliyeed.
Dalka Waa yihii Ugu Danbeeyey Waxaa Soo Maray Siyaasiyiin Ku Liita Xaga Shaqooyinka Qaran Iyo Xal U Helida Amaan Leesku Haleen Karo Balse Xukuumadihii Fashilmay Waxaa Lagu Badalay Xukuumado |Shaqeen Kara Oo Ilaa Iyo Haatan Shacabka Somaliyeed Ay Marqaati Ka Yihiin, Dhanka Kale Waxaa La arkay Xukuumad Lagu Sheegay In Ay Tahay Xukuumad Ay Yar Tahay Golaha Wasiirada Ee Haatan Jira Uu Shir Gidoominayo Dr Cabdi Faarax Shirdoon Saacid Waxa Uuna Ku Fashilmay Inuu Sugo Amaanka Caaismada Dalka Somaliya Ee Muqdisho Oo Kaliya.
Run Ahaantii Dadka Magaalada Muqdisho Ayaa Soo Xusuuta Xiligii ay Daganaayeen Duleedka Galbeedka Muqdisho Ee Degmada Ceelasha Biyaha Taasina Ay Sababtay Markii Ay Ku Noolaa Waayeen Caasimada Muqdisho Ayna Ugu Carareen Dagaalo Ay Ku Herdamayeen Dowladihii KMG Ee Dalka Soo Maray Iyo Ururka Al-shabaab Oo Ah Urur Xagjir ah.
Balse Shacabka Somaliyeed Ayaa Dib Ugu Soo Laabtay Kadib Markii La Soo Magacaabay Reysal Wasaarihii Hore Mujaahid Maxamed Cabdulaahi Farmaajo Waana Dowlada KMG Ee Uu Hogaaminayey Madaxweynihii Hore Ee Sheekh Shariif Sheekh Axmed.
Ala Fadligii Waxaa Guul Lama Filaan Ah Ay gaartay Dowladii KMG Gaar Ahaan Reysal Wasaarihii Maxamed Cabdulaahi Farmaajo Xukuumadaasina Ay Mudo Boqol Maalmood Ah Ay U Qabatay In Ka Saareyso Dhamaan Caasimada Somaliya Ee Muqdisho Taasina Ala Fadligii Uu Ku guuleestay Maxamed Cabdulaahi Farmaajo Taasina Ay Sababtay In Ay Shacbigii Somaliyeed Ay Ka Soo Guuraan Duleedka Caasimada Muqdisho Galbeedkeeda Ee Ceelasha Biyaha Ayna Dib Ugu Soo Laabtaan Caasimada Dalka Ee Muqdisho Ayna Dib U Dayac Tiraan Hooygii ay Ku Noolaanlayaaheen Iyagoona Maalin Cad Isga Soo Bexeen Guryo Cooshado Ah Degmada Ceelasha Biyaha Oo Ay Markasina Ay Gacanta Ku Hayeen Ururka Al-shabaab Oo Caburin Iyo Hanjabaado Ku Hayey Shacabkaasi.
Waxaana Maanta La Yaab ah In Ay Jirto Dowlad Federal Ah Oo Ka Fog In Lagu Tilmaamo KMG Balse Nasiib Xumo Ay Ku Fashilantay In Ay Ilaaliso Amanka Shacabka Somaliyeed.
Amaan Xumadan ayaa Aaqir Saldhigan Doonto In Laga Aamin Baxo Xukuumada saacid Iyo Xisbiga Lagu Magacaabo PDP Ee Ah xisbul Xaakimka Federalka Somaliya Balse Xaga Hoose Ka Ah Urur Dam Jadiid Oo ah Urur Diimeed Aan Ku Wanaagsaneen Adeegyada Qaran Sida Ay Ka Warqabaan Shacabka somaliyeed.

Xisbul Xaakimka Haatan Talada Haya Ayaa Ku socda Wadadii Uu Maray Madaxweynihii Dalka Masar Maxamed Mursi Oo Ku Yimid doorasho Dadweyne Hadii Uu Arinkan amaan Xumada Ahna Uu Sidaan Ku Sii Socda Uu Gali Doona In Xisbiga PDP La Mariyo Wadadii Maxamed Mursi.
Xukuumada Saacid Ayaa Laga Helayaa In Aysan La Shaqeen Buuxda ay Ka Hesho Dadka Rayidka Ah Iyo Isku Xirnaasho Xaga Amaanka Ee Waaxaha Amaanka Ee Hay,adaha Dowlada Taasina Ay Keentay In Waax Walba Ay Iskala Aamusto Xogaha Laga Helayo Waaxaha Xag Jiriinta Ee somaliya Oo Ah Ururka Al-shabaab.
Shacabka Ku dhaqan Muqdisho ayaa Haatan Dhagta U Tagaya Bal Waxa uu Amaanka Ku Danbeen Doono Balse Shacabka Ayaa Ka Wada Siman Hadii Uu amaanka Sidan Sii Ahaado In aysan Qixin Balse ay Bilaabaan Kacdoono Sida Dhacda Marka Ay Xukuumadu Fashilanto.

Shacabka Ku sugan Gobalka Banaadir Ayaa Kawada Siman In ay Talaabo Ka Qaadayaan Nuucee Doontaba Ha Ahaato Oo Ay Ku Heli Karaan Amaan Iyo Siyaasad Cad Oo U Adeegta Bulshada Kana Fog Siyaasad Xir Xiran ee Salkana U Taalo Urur Diimeed.
Waxaan La Filayaa In Dowlada Ay Wax Ka qabato Ama Ay Shacabka Iska Dul Qaadaan Xukuumada Fadhiidka Ee Saacid Ayna U Danbeeso Sidii Madaxweynaha Dalka Masar Maxamed Mursi.
Amaanka Waa Lafdhabarka siyaasada Iyo Wadajooga Umada Somaliyeed

No comments:
Post a Comment