Tuesday, March 20, 2018

Kheyre Oo Hesta Fursad Uu Ku Inqilaabi Karo Madaxweyne Max'med C/laahi Max'med Farmaajo

Wali waxaa Magalada Muqdisho ka socda olale siyaasaded oo iska soo horjeeda kalana ah Hardan Siyasaded oo u dhexeeya Gudomiyaha Golaha Shacabka Mudane'med Sheikh Cismaan Jawaari iyo Ra"iisul Wasaare Kheyre oo is baday awood inuu ku dhaxleyey Barlamanka,halka Gudoomiye Jawaari uu asna hesto aqlabiyada Barlamanka Tasina wexey noqotay in Codka Kalsoonida loo Qaado Gudoomiye Jawaari.
 
Xasan Cali kheyre wuxu dhashay April 1968,wuxuna hestaa dhalashada dalka norwey,Madaxweyne farmaajo ayaa Ra"iisul wasaare u magacabay 23 Feb 2017,sanad kadib wuxuu kalsoni lab La kaca ka helay barlamanka federalka somaliya asigoona dabada ka rixiya moshin xilka loga turayo Gudomiyaha Barlamanka Somaliya Max'amed Sheikh Cismaan Jawaari. 

Hadii Ra"iisul wasaare kheyre uu ku gulesto inuu mesha ka saaro Gudomiye Jawari waxaa uu ku ruqan sanayaa madaxweyne farmaajo madaama aqlabiyada barlamanka uu hesto xasan Cali kheyre. 
 
Xasan Cali Khere ayaa hadii uu ku gulesto ah in cod looga gulesto Gudomiye Jawaari waxaa u fududaneyso in si deg deg ah u inqilaabo Madaxweyne Farmaajo,madaama uu hesto aqlabiyada Codka Barlamanka oo markii horaba dortay Barlamanka Dowlada Federalka Somaliya. 

"Kheyre ayaa la aamin san yahay iney gacan sinayaan midowga Africa,Jaamacada Carabta iyo Midowga Yurub oo aad ula dhacsanen Siyaasada Madaxweyne Farmaajo oo ku qal qalay hogaanka siyasaded ee dalka isku wadida wadamada calamka ee saxibada la ah Jamhuuriyada Federalka Somaliya.

Madaxweyne farmaajo waxaa La gudboon inuu sameeyo rabitanka kheyre ama wuxuu marayaa hagardamadii qabsatay mudane jawari, kheyre waxaa dhici karta inuu noqdo madaxweyne KMG madaama u uhesto aqlabiyada Codka Barlamanka,Kheyre hadii uu ka dareemo farmaajo wax iska caabina waxaana kheyre u furan  inuu ka  taqaluso madaxweynihii u magacabay Ra"iisuo wasaare iska markaana soo saray saxada siyaasada ee her federalka. 

Sama finalka hardanka siyasaded ee heer Federal ayey isugu imanyaan madaxweyne farmaajo iyo Ra"iisul wasaare kheyre waxaana hubaala in madaxweyne farmaajo uu noqdo magac u yaal balse kheyre uu noqonaga shaqsiga ugu danbeeya talada heer qaran gooya,waa hadii u uFarmaajo isku dhiiba Ra"iisul Wasaaraha.

La yaab ma ahan in Ra"iisul wasaare La magacabay uu sama finalka hawada ku cuno madaxweynii magacabay, waxaana horay loo ogaa in Ra"iisul wasaare nuur xasan xuseen "nuur cadde uu hawada ku cunay madaxweynihii xiligaas magacabay col marxuum c/laahi Yusuf Ahmed. 

Xasan Cali kheyre waa isbatore bolis ah balse ku caan baxay sef La bodnimo isla markana waxaa uu ku xalin wayo siyasaded u awod Adegsado awood ciidan wana wax inbadan uu ku kacay.
 
Habdhaqanka Ra"iisul Wasaare Kheyre wuxuu markii hore u ekaa habdhaqan fuded balse waxaa hada toos u soo baxday inuu ahaa halgan dadban isla markaana uu ku gaari karayo darajoyin sare oo heer qaran ah. 

Lakin waxaan is weydiiyey in ra'iisul Wasaare Kheyre uu damci karo inuu hagar daamo u dhigo Madaxweyne Farmaajo oo u muqda saxibkis kowad ee dhinaca siyaasada.

By Ahmed Halane

Email halane001@gmail.com

Tel +6281260070149


No comments:

Post a Comment