Monday, March 19, 2018

Khiyanada Madaxweyne Farmaajo Uu Ku Dilayo Saxibkiis Ra"iisul Wasaare Xasan Cali Kheyre

Madaxweynaha Dowalda Federalka oo hooray ubalan qaday inuu afarta sano soo socota la dhameysanayo Ra"iisul was a are kheyre ayaa hatan ku badatay edemaha la xariira inuu ku tagri falay hantida qaran ka iyo mid awodeed. 

Wuxuuna maaxweyne laf u tuuray kheyre asigona ku yiri cadowgaga kowad waa jawaari oo awod ku leg barlamanka wuxuna qorshenayaa in uu dar dargaliyo moshin laguugu rida lahaa, wuxuuna kheyre la ski tashaday ninkii dabinka u dhigayey oo madaxweynaha somaliya oo markii horaba rabay indhaha barlamanka somaliya ku jeediyo Ra"iisul wasaare kheyre.
Kheyre oo dulaan ku ah pro jawaari isna mahdiyey hoganka qaranka ayaa markiiba amray 45 wasiiro ahna xildhibaano asigoo mid walba ku war galiyey in uu kursigaasi ilaa shada hagardamana loo dhigo mudane jawaari. 

107 xubnood oo oo kamida saxibada kheyre waa markiiba soo jediyey moshin walow sacad kadib eey ka noqdeen mudanayaan garaya 16 xildhibaan sidasna waxaa ku jabay moshinkii lagu Hagar damen lahaa mudane jawaari, gudiga jogtada ah ee barlamankabayaa isla maalintaa shaciyey inudan jirin wax moshina. 

Madaxweyne farmaajo oo dabinka markii horaba u dhigay kheyre ayaa markale lagu yiri xildhibano hor leh ayaa ku tagersan ee ciidamo ku qabso xarunta, balse besha calamka ayaa si deg deg ah cidmaada AMISOM ku amray in dhangad lagala daalo ciidamadii uu waday hogaamiye kheyre.
Habenimadii xalay waxaa kulmay madaxweyne farmaajo oo ka shaqeyey Hagar damadii uu isaga hor kenay Mudane Jawaari iyo Kheyre wexetna isku AF garteen in sanduqa codka La furo waxaana halkaasi ka muqatay in kalsoni eey isku qabaan farmaajo iyo jawaari. 

Xitaa hadii aad si kale u macneyso in uu madaxweyne farmaajo ku qanciyey in moshinka a qaado hadii laga gulesto xitaa jawari uu madaxweyne farmaajo uu ka helaayo abaal marino isla markaana la buun buunin doono mudane jawari ahaan,ama si kalaba dheh in jawaari hadii uu guul daresto in laga tagerayo sidii uu u noqon laha madaxweynaha Maamulka Koofur Galbeed Somaliya,halkasna waxaa ka muqday xalay in kor iyo hoos is fahmeen Madaxweyne Farmaajo iyo Jawaari.

Yaa muqan kheyre olalaha siyasaded ee manta ka socda muqdisho ayaa ah in jawaari cod aqlabiyad leh uu ka soo baxo isla markaana kal fadhiga afarad ama isla kal fadhigaan hawada lagu cuno Ra"iisul wasaare kheyre oo galay danbiyo sharci daro ah sida dhibistii qalbi dhagax,dulankii midnimada somaliya iyo soo hogaaminta hishiskii DP wold, iyo werarakii argagixiso ee Abdirahman Abdishakur Warsame
Mudane maxamed Sheikh cismaan jawari wuxuu gacanfa ku heystaa xildhibanada laga soo xulo hirshabelle, galmudug, juballand iyo qar kamida maamulka puntland.
Wexeyna dhamaan hishiis kula galayaan in hadii eey codkasiyaan in uu si deg deg ah ugu qabto moshinkii lagu maja xabin lahaa Ra"iisul wasaare kheyre iyo golaha wasiirada waana sida uu donayo madaxweyne farmaajo. 

Farmaajo oo eey ka muqato inusan waji xun kala hor tago saxibkis kheyre ayaa aad u donayo inuu dhabarka ka togta barlamankana eey si dhamestiraan dhawaca siyasaded ee kheyre. 

Olalaha ugu xogan ee socda ayaa ah biya dhiciida sidii uu madaxweyne farmaajo uu isaga rebi lahaa mudane jawari Gar ahaan kheyre uu cabsi ka qabo inuu La tartamo. 

Madaxweyne farmaajo ayaa ah ayaa u sii go'gal xaranaya dorashada 2021,waxaana caden u ah dagalada siyasaded eee uu LA galayo siyasiyinta. 

Ilo waredyo muhiima ayaa shegaya in xitaa Madaxweyne farmaajo uu cabsi ka qabo 2021 mudane jawari inuu isku soo tago xilka madaxweyne nimo. 

Midkamida xildhibanada ayaa leh"jawari marna ma doneen inuu dalka ka noqdo madaxweyne lkn manta mar aan LA kulmay wuxu II xaqijiyey citaa hadii leyga adkado waxaan furanaya xisbi bulshadana cod ayaan Marti kaga naqonayaa. 

Hardamada siyasaded ee nucaana ayaa horay looga bartay xiliga loogu yeero kala gurka somaliya walow aan hatan lagu jirin kala waxaa muqata hardan lamida kii kala gurka. 

Madaxweyne Farmaajo wuxuu saxada siyaasada wajiga ugu gubay Ra"iisul Wasaare Kheyre asigoo u adegsaday bahdilka siyaasiyiin saxibo la'ahaa madaxweyne farmaajo eey kamid yihiim Taliyihii hore ee Nabad Sugida Qaranka Sanbalonshe,duqii hore ee magaalada Muqdisho Tabit Cabdi Max'med,Siyaasi Cabdiraxmaan C/shukur Warsame,Iyo  Gudomiyaha Xisbiga Wadajir Part Kamaal Gutaale,Xoghayihii Xisbiga Wadajir Sayid oo dhamaan siyaasad ahaan aan ku qanacsaneen siyaasada Villa Somaliya ka Socota madaama loo gestay dhacdoyin fool xun.

Dhanka kale Madaxweyne Farmaajo wuxuu kheyre u adegsaday Belaha Dega Gobalka Banaadir iyadoona la sameyey ciidamada xasilinta kuwaas oo hubka kaliya ka dhigay Dadka Muqdisho si aan wafaqsanen sharciga hub ka dhigista,dhan kale si kheyre eey u dhibsadan belaha muqdisho wuxuu madaxweyne farmaajo kheyre ku amray in canshurta lagu kordhiyo shacabka muqdisho ee caasimada Dalka.

Waxaas oo waa ula jed madaxweyne farmaajo uu xasan cali kheyre kaga hor kenay besha uu ka soo jeedo,wuxuuna madaxweyne farmaajo wax badan isha ka dawaday qaladaadka kheyre si eey u wada arkaan dhamaan shacabka iyo reer tolkiisa oo loga dhigay cadow iyaga dulaan ku ah.

Madaxweyne Farmaajo oo ka faideysanayo Aragti gabnida iyo khibrad la'aanta siyaasaded ee heysata Ra"iisul Wasaare Kheyre ayuu gacanta u galiyey Seef kulul oo isla markaa aan leheen daab ka difaca kulelka sefta"balse waxaa hada la jogaa xiligii uu madaxweyne farmaajo uu dabkisa kulul ku guban lahaa Ra"iisul Wasaare Kheyre

By ahmed Halane

Email halane001@gmail.com

Tel +6281260070149

Fikirkiina waa ii muhiim

No comments:

Post a Comment