Wednesday, July 15, 2015

Waxaan Aad Ugu Naxay Xukun Ka Dhacay Dalka Masar Walibana La Fulinayo Maalinta Ciida Warmurtiyed

umada muslimiinta gaar ahaan shacabka somaliyed wexey dhamaan wada sugayaan iney si farxad leh ay u ciidan balse ani iyo qarkin oo aad u badan waxaan ka naxsanahay xukun dhacay fulintisana la fulinayo maalinta ciida ah.
Waad Faraxsan tahay Oo waxaad udiyaar garoobaysaa maalinta ciida
Laakiin walaalaheena reer masar waa maalin madow aysan waligood ilaawi doonin warbaahinta dalka masar ayaa xaqiijisay in maalin ciida la daldali doono walaalkeen qaaliga ah ee maxamed mursi madaxweynihii hore ee masar oo ay soo dorten shacabka sharafta leh ee masar.
aad baan uga xumahay waxyaalaha ay ku kacayaan dowladaha muslimka ee dabada ku wata amarada guracan ee shisheyaha la dagalama hogamiye walba oo muslim ah.
hadad xasuusato maalin ciida ayay ahayd markii isna la daldaly madaxweynihii hore Sadaam xuseen naxaristii janada alaa ka warabiyee.
umadaha muslimka ha ogadan ula jedka loo lay nayo hogamiye walba oo muslim ah oo ay tagersanyihiin shacabkiisa musliminta ah.
dilkisana lagu begayo maalinta ciida ay u tahay muslimiinta caalamka waxaan.
umada muslimka ah ee ku dhaqan mel walba 27 ramadan waxaana ka codsanayaa in duco aan ku sa gotino walaalken mursi kuwa fulinaya arinkaana waxaad ala ugu baridan in aysan fulin arinkaa oo iyaga ay ku habsato masiibo rabaani fadlan walalkena aan caawa u duceyna .
by ahmed halane 

No comments:

Post a Comment